Sir culus

Calendar -taariikh

April 2014
M T W T F S S
« Dec    
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
282930  
SOMALI LINKS

Daawo Fadeexo Fanaanada Labadhagax oo hees ku fashilantay

Qarxisnews.com – Fanaanada Seynab Labadhagax ayaa cod macaani loogu awood sheegtay kadib markii ay soo qaaday heesta Hanad oo qaadisteeda fasax buuxa loo siiyay balse ay orjinaalkeeda leedahay Fanaanada Saamiya Xasan Rooble.

Heesta oo Jawaab looga dhigay heesta Hayaan ee Fanaanka Faysal Hanad qaado,waxaa lagu dayay inay qaado Seynab Labadhagax hasse yeeshee,waxaa muuqata inay Fanaanada lumisay Codkeedii quruxda badnaa. Halkaan ka Daawo.

Fadeexo-labadhagax

Fanaanada heesta orijinaalkeeda leh ee Saamiya Rooble ayaa Labadhagax ugu awood sheegatay Cod macaani,

 

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

LAYAABKA