Sir culus

Calendar -taariikh

April 2014
M T W T F S S
« Dec    
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
282930  
SOMALI LINKS

Daawo Wasiirad Maryan Qaasim oo gacanta ka laabatay Wasiirkii Khaarijiga Uk oo Salaami rabay

Qarxisnews.com – todobaadkaan sheekada ugu hadalheynta badan waxay noqotay Wasiiradda adeega bulshada Dowladda Federalka Somalia Maryan Qaasim oo gacanta ka laabatay Wasiirka Arrimaha dibadda Ingiriiska William Hauge oo mar uu booqanayay Muqdisho isku dayay inuu salaamo balse gacanta ka laabatay.

Wasiirad-Fadeexo

Wasiirka Arrimaha dibadda Ingiriiska oo gacanta ay gelisay Wasiirad Fawsiya Xaaji Adan ayey wejigiisa caro buuxisay markii Maryan qaasim gacanta ka laabatay.

 

6 Responses to Daawo Wasiirad Maryan Qaasim oo gacanta ka laabatay Wasiirkii Khaarijiga Uk oo Salaami rabay

  1. maxey oga lawan wesay waa sax sharafteda inay ilashato waaye wey ku saxantahay wasirada maxaa ninkan ingiriiska u dhashay dadka mo ka qiima badan yahay?shaqdiisa haku ekaado nooh……….marwo maryan qasin wa ku tagersanahy rer muqdisho hadan nahay noolw diidada ilaasho marwo dhorsan ahoow yaan lagu mandorinsas an karabaaaaaaaaaaaa gulayso

  2. dagan qaalid says:

    wax wanagsan beysameysay runtii

  3. mawlid says:

    nolow maryan qaasim maewo sharaf mudan

  4. dulmi diid says:

    aad iyo aada ayaan ugu faraxsanahay intey gaal raali galin leheed waxey kadoo ratay iney rabigeeda raali geliso

  5. ila soco says:

    Maryan Qaasim Wax Ma Halaynin Waa Hooyo sharaf leh Diinteedana Ku Dhaqantay Wax Lala yaabana ma samaynin waa wixii Diinteenu na fartay

  6. abuufaysal says:

    Asc waan ku raacsanahay marwo maryan xaqayey uleedahay inay diinteeda adeecdo ayna fiirin aduunka ajar alaha ka siiyo waxaan ku waaninayaa dumatka soomaaliyeed inay u dhaqmaan siduu rabi raali ka yahay raga soomaaliyeed sidoo kale ayagane ku dhaqmaan diinta islaamka

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

LAYAABKA